Ruushka oo sheegay hal sabab oo keeni karta inuu adeegsado hubka Nuclearka

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Ruushka ayaa sheegay in dagaal lala galo reer galbeedka oo la isku adeegsado hub Nukliyeer ah aanay noqon doonin danta Ruushka . “Ruushku weligood laguma cabsiin hubka Nukliyeerka laakin waxyaabaha ka dhacaya Ukraine si cad waxay u muujinayaan in dagaal lala gasho galbeedka oo isku duuban ay tahay wax jira oo … Continue reading Ruushka oo sheegay hal sabab oo keeni karta inuu adeegsado hubka Nuclearka